Waa Maxay Niyad Jabku?
Qofka bini aadamka ah waa nolosha ama dabeecada mid ka turjumaysaa noloshiisa oo ah mid hooseeya waa mid keenta dhinacyo kala duwaan ay keeni karaan waa mid xanuunada faafaa hayada addunka ku dartay waa mid halakeeyey oo nafta ka qaaday in badan oo dadka ka mid aha waa mid ay dad badan la tacaalayn oo dhibaato badan ka haysto, as baabaha keena niyaad jabka waxa keena qaybo kala duwaan baa loo kala saara laga soo bilaabo lixdan meeyadii waxa ugu horeen soo baxay fakar aha in uu niyad jabku yahay dheecaan maskaxda ku dhacay oo loo yaqaana serotonin oo ka mid ah dheecaamada maskaxda ku dhaca oo ah signaalka maskada warka iskugu gudbinaya oo qofka ku yaraada taaso keenaysaa in uu qofku isbadal ku yimaado dhinaca maskaxda samayna ku yeesho qofka jawiga qofkaa niyada jab iyo calaamado badan laga dareemo , waxa jiraa noocyo badan oo loo kala qaybiyo niyaad jabka ama depressionka balse waxay ku xidhan tahay samaynta qofka uu u saameeyey hadii ay tahay . Dhaawac xoogan ama qarax ama istarays taas oo keentaa in hurdo xumo qofkii ku dhacdo ama qofka jawigiisa kaco waxay ku xidhan tahay saamaynta uu ku lee yhy iyo waxa uu ka shaqeeyo qofku .Dad badan ayaa la nool aduunka xanuunka 280 million oo dad ah ayaa la nool baa la dhaha waxad mooda aduunka inuu aduunyadii oo dhan uu ku faafayo .dad badan ayaa naftaa iska qaaday dad badan way la tacaalayaan dad badan waxay gaadheen in ay shaqaysan kariin oo uu curyaamiyeye sida oo kala dabaqada dadku ku nool yihiin waa lagu kala duwaan yahay , sidaa fakhriga dhaqaalo xumada dadka ku dhacdana wuu ku sameeyo waa mid keenay niyad jab aad u daaran sida oo kale xiliyada is badalayna wuu ka qayb qaataa wadamada qabowgu ka jiraan aad buu saamayntiisa ugu badan yahay .
HADII WAALIDKU LAHAA QOFKAAS MA KU DHACAY NIYAAD JABKU (DEPRESSION)
Haa wuu ku dhicikaraa hadii waalidku qabay niyad jabka ama depressinka saameeyn weeyn way ku yeelaataa dad badana way qabaan arintaas kuwo ka bad baaday oo ku dhicina way jirtaa balse waxa u badan inay qofkaasana ku dhici karo oo wuxu ka mid yahay xanuunada faafaa
XAGEE BUU KAGA JIRAA XANUUNADA KU DHACA DHIMIRKA NIYADJABKU
Wuxu ku jiraa kaalintaa koobaad maadaama uu samayn weyn ku lee yhy aduunka waxa laga hadlayaa waa jawiga qofka uu ku jiroo markaa wuxu yahay xanuunada ugu horeeya ee bili aadanka saameyn weeyn ku yeeshay
waxyaalaha keena istarayska ama niyaadjabka (depressionka)
1. stresska .
2.dhinaca familiga .
3.isbadalka hormoonka oo ku dhaca dumarka khaasatana u badan dumarka , ha ahaato caadada ama inta badan dhalmada ,
4. cudurada chronic ku dhaca sidaa wadnaha ku dhaca , dhiikarka ku dhaca ,cancerka waxas oo dhan baa keena inuu qofku u nuglaado inuu ku dhaco niyaadjabka
Sidee ayuu nooo saameeya niyaad jabku ?
Aduunka marka la eego qolo walba si gaara ayuu u sameeyey balse waxan isla eegaynaa waxylaaha ugu saamaynta badan ee uu addunka ama waxyaabaha ugu xun ee uu bulshada u saamayn karoo niyad jabku waxa ka mid aha
1. daraagiska
2.khilaafka
3.dagaalada dhaca
4. fakhriga dadka ku dhaca
MAXAY YIHIIN CALAAMADAHA DARAN EE LAGU GARAN KAROO NIYADJABKA (DEPRESSIONKA)
Calaamadaha caanka ah ee qof walba dareemi karaa waxa weey ugu horeeyn qofku inuu gabo
waxyaabihii caanka u ahaa noloshiisa
1.inuu dabeecadiisa is badasho
2. in aan farxad jirin
3. in uu wix uu jeclaa oo uusan haysaan
4. inuu qofku mugdi galo
5.in uu qofku waxyaabo hore oo gocosho ah la yimaado
6. inuu qofku naftiisa ka dhaadhicyo inuu danbiile yahay
waxyabahaas oo dhan waa waxyaalaha lagu garan karoo niyaad jabka kuwaani waa kuwa ugu caansan calaamada lagu garto niyaad jabka

0 Comments