Waa maxay Artifical intelligence
Artifical intelligence ama garaadka la sameeyey caqliga macmalka aha Waa goob adeegsata barnaakijyada computarada si ay u qabto hawlaha cadiga aha ee u baahan garaadka aadamaha Garaadka Macmalka aha ee la sameeyey 1956 shir la qabtay shirkaas aha scienyahanadii ka qayb galay. Ayaa. Wuxu soo bandhigay fikrada odhanaysaa “ wax walbo oo la barto ama wax kaste oo caqli la xariiro waxa la sameyn karaaa in aalada ama machine lagu qaabeeyo ama la baro, sida in la isku dayo in aaladdu adeegsato luqad , wax soo saarto , abuurto fikrado , xaliso dhibaatooyin ay dadku kaliya hadda xalin karaan sidoo kalana aaladaas is hormariso ayada”
Al waxay muhiim u tahay awooddeda si ay u bedesho sida aan u nool nahay u shaqeyno iyo u ciyaarno waxaa si wax ku ool ah loogu isticmaalay gacancsiga si otomaatig ah hawlaha ay caadiya u qabtaan bini’aadamka oo ay kubjiraan adeegga macaamisha, abuuritaanka computerka , ogaanshaha khiyaanada iyo ilaalinta tayada.
Si cilmiyaysan hadaan u qeexno Al waa sidaa aaladaha ama mashiinada loo baro sidii caqliga bani aadamka u shaqeeyo sidaa applicationada gaarkabaha ee loo yaqaano expert system, natural language. Processing , speech recognition and machine vision
Hadalka ninkaan micnihiisa wuxu noqonayaa ama wuxu iskugu soo biyo shubanayaa in aaladaha badalan howsha bili aadanka qabto howl kastoo bili aadan ka qabto ma badali karaan laakin howl kastoo soo noqnoqta waxaynu awoodna inaynu u samayno aalada samaysaa howshaas inaynu programino oo sidii bili aadamka ay wx u qabtaan hawshii aan u dirsanaya barnaamijkaas ee la soo bandhiga 1956 waa barnaamijka maanya dunida oo dhan ka soconayaa wuxuna noqday barnaamij suurta gal noqday wakhtigan artificial intelligence ama garaadka macmalka aha meel kastoo aduunka ka mid aha waad ku arkaysaa
Hadii ay ahaan lahayad caafimaadka , Hoteelada. Iyo maqaayadaha oo waytariskii lagu badalayo waxayn si deg deg aha kugu fulinaya howl kastoo aad u bahan tahay hadii ay ahaan lahayad machinada yar yar ee wadooyinka yaala kuwaaso daqiiqado kugu samayna shaha ama coffee hadi ay ahaan lahayad dhaqaalaha ama majaaladka kale ee nolosha la xidhiidha intaas oo dhan waxa qabaaya artificial intelligence aan ka soo qaadno mobilka ama computerka waxad ogtahay in mobilku waxa badan oo arimaha kuu fulin karoo sidaa la hadalka kaliyaa
faaiidooyinka uu lee yahau Al (advantage of Al )
1.xawaare sare (hight speed )
2.yartantaa khaladaadka bili aadanka ay galay oo uu yaranayo
3.waa waxa la isku halayn karoo markaasta oo joogto aha kugu shaqayana 24 hours
4. Wuxu kaa caawinaya joogtada shaqada markastaa
5.wuxu qaadanay goaan deg deg aha markiiba
Faaido darooyinka uu lee yahay Al (Disadvantage of Al )
1.waxa aad u badanaysa in lagu tirsanado Al machine kaaso oo aduunka oo dhan qabsaday
2.malaha waxa hal aabur aha sababto aha wuxu ku shaqaynaya wixi la galiyey uun ama lagu sameeyey lakin wax gaar aha oo isagu samaysanyo ma laha
3.dadkii buu bilaa shaqo ka dhigayaa oo shaqooyinkii dadku qabanayeye isaga qabanaya
Al waa machine aduunka maanta haystaa oo cid walba doonayso inay isticmaasho oo la qabsato qof kasta wuu doonay inayu howlaha ku fudaydsado waan sii koraysaa aduunka waxa soo saaray camaal yaraan oo dad badan oo shaqooyinka qabanayeye way ka yaranayaan .
Caafimaadka iyo caqabadaha Al
Amniga al waxa keeni kartaa khataro amni sida weerarada cyber ka iyo isticmaalka xun .
Shaqooyinka AL waxay sameeyn ku yeelan kartaa suuqyada iyadoo qaarka mid ah shaqooyinka laga yaabo in la beddelo
Anshaxa su aalaha la xiriirka anshaxa iyo masuuliyadda waxay soo baxaan marka al isticmaalo gaar ahaan goaannada muhiimka ah .
Artificial intelligence Al waa teknoolojiyada awood u leh inay waxa badan ka beddesho nolosheena , iyadoo u oggolaanaysa mashiinnadainay sameeyaan hawlo caqliga ah iyado oo ay sii kordhayso horumarka Al waxa muhiim ah in la fahmo saameynta ay ku yeelan karto bulshada dhaqaalaha iyo mustaqalbalka .

0 Comments