WAA MAXAY GARGARKA DEG DEG AH
Gargaarka deg dega aha waa caawinta la caawinayo qof xanuunsanaya ilaa inya laga gaadhsiinayo goob caafimmaad. Sidoo kape waabij dadka lagu taageero lana baro sidi ay naftaad u badbaadin lahaayeen hadi ay wax ku yimaadaan. Sidoo kale gargaarka deg deg aha wuxu lee yahay qaybo farabadan waxana ka mid aha.
Sababto aha hadii uu san qofku helin gargaarka deg degga aha waxaa suurto gal ah inii qofkaasi uu dhinto ama naafo noqdo
1.Dhiig baxa deg dega ah
2.Neefsashada
3.Miirdoorsanka
4.Jajabka ama jabniinka Iwm
waa maxay dhiig baxa deg dega ah
Dhiig baxa degdega aha waa joojinta in lajoojiyo qof dhiig baxaya sido kale dhiigbaxa waxaa lagu joojiyaa in nabarka ama meesha uu dhiigu kaa imanayo cadaadis lasaaro. Waxa kale oo lagu joojin karaa dhiiga in hadii uu dhiigu cadaadiska ku istaagi waayo lagu xidho xubinta dusheeda xadhiga ama maro hadiib laheli karayana waa in la isticmaala qalabka loo yaqaano tourniquet .
Tourniquet ku ama xadhigu waa inuu lahaada wakhti lagu calaamadiyey inta ku xidhnaankarayo si aysan xubintu inooga dhiman inya kabacdii waa in qofka lageeyaa xarun caafimaad oo deg deg ah
Waa maxay Neefsashadu
Neefsashadu waa in labadbaadiyo lanafuro marinla hawada sidoo kale qof naqaska qabaa ama neeftu ku dhagtaa waabin marka hore la qiimeeya inta aan hawo mareenka la furin in qofku xangulaha ka jaban yahay iyo in kale. Hadii uusan xangulaha ka jabnayn waa in la isticmaala habka loo yaqaan jaw trust oo ah in. Qofka lafta gadhka ama qalka kor loqadaa iyadoona ladhaqdhaajinayn madax intiisa kale.
Sidoo kale waa in qofka hadii uusan neefsanayn la isticmaalaa habka neef siinta oo ah in neef la siiyo qofka ilaa inta neeftiisa ka saxmayso ama uu ka neefsanayo .
Waa maxay miyirdoorsanka ama koomada
miirdoorsanka waxa weeye in unugyada jidhku heli waayaan ama waayaan oxygen ku filan iyo nafaqa ku filan. Sidoo kale koomada waxa keena waxyaabahan soo socda
1.In qofka sonkortiisu hoos u dhacdo
2.In qofka dhiig baxa badan ku yimaado
3.In qofka ekfashinka dhiiga raaca ku soo boodo
4.In qofka xanguluhu go ama uu dhaawac kaga yimaado
5.In qofka qalal ku soo boodo
6.In qofka koronyo ku dhagto
7.Sonkorta oo dhacda hadi qofka ay sonkortu hoos u dhacdo in carabka loo saaraa waxa macaan ilaa inta laga geynayo goob caafimaad aha .
Waa maxay jajabka ama jabniinka
Jabniinka waa in qofka lafaha jidhkiisa mid ka midaa ay si furan u jabto ay banaanka timaado oo hilibka ka soo dhexbaxdo iyo in laftu aysan ka soo dhexbixin jidhka oo aysan banaanka iman.qofka jabniinka qabaa waa in la taageero lagana ilaaliyi dhaqdhaqaaq .
Waxayabaha loo qaybiyo
1.jabniin furan : waa marka lafta jabtay harag ka soo baxdo waxa loo yaqaana compound fracture
2.Jabninka xiran waa marka lafta jabtay aysan haraga ka soo bixin waxana loo yaqaana simple fracture
Calaamadaha jabniinka
1.xanuun iyo barar meesha jabtay ah
2.dabac sanaan meesha jabtay ah
Gargaarka jabninka
1.waa in la duuba meesha jabtay oo laga ilaaliyaa nuux nuuxsiga
2.hadii uu qofku ka jabo dhabarka waa in loo ilaaliyaa si taxadar leh waayo waxaa imankara shock
3.Haddi uu jabniinku yahay mid furan oo dhiig ka socdo jooji dhiiga baxa oo ku duub maro nadiif ah una samey dhaymo deg deg aha
4.Geeya goobaha cafimadka ee kugu dhow markaa
waa maxay Poisoing ama sumoowida
Sunta waxay qatar ku timadaa qof xiliyada markaa uu cuno cunto ama lacabo ama is marinta shay sun aha waxayna dadka ku sumobaan geedaha sanaaciga ah daawa aan qiyaasta laheyn iyo shidaalka
calaamadaha sumoowida
1.Lalabo
2.Xanuun xaga valoosha ah
3.Howl gab ku timaado wareega shaqada dhiiga
4.Xis la’aan iyi dhimasho
Gargarka sumowga
1.Hadii uu qofka miir qabo si koob biyo ah oo lagu daray natrium bicarbonate
2.Hadii uusan miir lahayn hasiin waxa cuno ama cabitaan aha
Waa maxay Fuuq baxa ama Dehydaration
Fuuq baxa waa marka uu yaraado dheecanada jira ku jira taaso sababi karta tabar dari
waxyaabaha keena fuuqa baxa
1.Vomating. Mataga
2.Diarrhea shubanka
3.Malnutrition nafaqo daro
4.Burns gubasho
waa maxay suuxtanku (Unconscious)
miirbeelku waa marka maskaxdu ay heli waydo dhiig iyo hawo ku filan waayo maskaxdu waxay maamushaa dhaqdhaqaaqa jirla aadamiga guud ahaantiisa
Calaamadaha lagu arko suuxdi
1.Darewnka dhimirka oo luma
2.Hadalka iyo dhaqdhaqaaqa bukaanka oo yaraada
3.Neefsiga oo yaraada iyo tabar dari
Sida bukanka looga taxadaro
1.Qofka hadii uu mir qabin jiifi oo madaxiisa ulaab dhinaca qoorta hana siin waxa cuno aha ama cabitaan ah
2.Hadii uu fuuq bax jiro sii milanlka shifo ama ORS
Waa maxay Gubashadu
Gubashadu waa marka jirka aadmiga uu ku yimaado kulka awood badan kaaso waxyeelo garsiin karaa nudayaasha jirla waxana sababa taxadirla la,aanta gubashada waxa loo qaybiyaa 3 nooc oo kala duwaan gubashada
1.Gubashada heerka koowda -0 degree
2.Gubashada heerka labaad -9 degree
3.Gubashafa heerka seddexada +10 degrees
Gubashada heerka koobaad: waa gubasho yar oo aan u bahnayn daryeeel cafimaad lakiin xafafleh waxadna qofka ugu gar gaari kartaa
1.meesha gubataya ugu dhaq biyo nadiif ah
2.ka ilaali caabuqa
Gubashada heerka labaad : waa gubasho ay maqaarka biyo galaan una baahan daryeel cafimaad waxadna qof ugu gar gaari kartaa
1.Maqaarka biyaha galay ka bixi waxaadna maridaa Gentomycine ointment
Gubashada heerka saddexda : waabgubasho culus murqaha qaae ayaa gubaan waxayna u bahan tahay daryeel caafimaad oo heer sare ah
Gar gaarka la siiyo gubashada heerka saddexda
1.Isku qas liitar biyo ah iyo qaando cusbo ah kuna dhaq meesh gubatay ka dibma mari sulphanamide
3.Sii cabitaan badan qaasatan milan shifo or Ors una sameey dhaqmo wanagsan
waa maxay caabuqa
Caabuqa waa nabar daaha oo aan ladar yeelin isla markaasna jeermis galay caabuqa cusub calaamadiisa waxa ka mid ah
1.Xanuun badan
2.Nabarka hareerihiisa oo guduuto
3.Nabaeka oo dhiig ka yimaado ama malax
Sidee loo daryeela caabuqa cusub
1.Ku dhaq nabarka biyo cusubo leh
2.Ku dhaq nabarka caabuqa ama wasaaqda
3.Ku ilaali nabarka caabuqa ama wasaqda
Sia loo daryeelo caabuqa daaha
1.Nadiifi gacmahaaga oo isticmaal gloves
2.ku nadiif nabarka alcohol ama iodine ama hydrogen peroxide
3.Duub nabarka markaad nadiifiso si jeermis uu san ugaarin
4.Hadii uu dhawacu gacanta yahay u samee shakaal
waa maxay ujeedooyinka gar gaarka deg degg aha
1.Inleysku dayo badbaadinya dhibnaha
2.Inlagu dadaalo siduu dhaqsi u bogsoon laha
3.In laga ilaaliyo dhibnaha in uu ka daro.

0 Comments