Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

WHAT IS THE WEB DESIGN AND WEB DEVELOPMENT ?

 



Waa Maxay Web Design

Wab design waxa laga soo gaabiyey website design Hakka qof bartana loo yaqaano website designer, waxay  u taagan tahay Quruxda iyo isticmaalka website ka hadafka ugu weyn ee web designka uu lee yahay waa inu u sahlo ama isticmaalihu qaabka uu u isticmaalayo webka ama appka badana waxay la fal galaan  wire frimes ka , imageska , colors , farta iyo walyaalaha la mid ka aha.

Hadaba waxa jira labo qaybood oo web designka aha  waa user experience (UX) iyo user interface (Ul)

1.User experience  waxa diirada saaraan fahamka isticmaalayaasha iyo waxay u baahan yihiin . Sida kale erayga loo isticmaalo in lagu qeexo waa waayo aragnimada guud ee isticmaaluhu u lee yahay markaa uu la fal gelayo products , service iyo websiteka.

2.User interface waxay diirada saaran waxa isticmaalayaashu u bahaan karaab sidoo kape interface kana si fudud loog geli karo ama si fudud loo isticmaali karo , lana fahmi karo waxa lagu soo bandhigayo interfaceka . Waxyaalaha uu qaabil san yahayna waxa ka mid ah sidabinuu colorsku , imageyada iyo wax kasta oo ku saabsan quruxda website ka sida kale way badali karaan wire frimeska uu usoo diro ux .

Xirfadaha web designerka 

1.Html and css.

2.Graphic design  in uu aas u yaqaano qalabka graphic design sida adobe photoshop ama illustrator suu usameeyo sawiro iyo naqshado kala duwan 

3.web design tools waa inuu yaqaana qalabka loo isticmaalo web designka sida figma sketch ama adobe xd

4.Responsive design waa unuu lee yahay awooda uu ku sameeyn karo naqshada ku shaqaynaysa devices kala duwaan sida destop ,tablet iyo mobile kaba

5.Typography waa inuu yaqaana doorashada farta ama fontska iyo sida farta isu qaadanayso 

Intaasi waa qayb ka mid aha waxyaalaha asaasiga aha ama skills ka ee looga hadaan yahay qofka web design Kara aha sida oo kale waxa jira xirfado loo yaqaano creative  ama hal abuurnimo  uu ku samaynayo ama kaga fakarayo naqshada cusub ee uu marka samaynayo. Sida oo kale waa inuu lee yahay communication skills ama inuu xiriir la samaysan karoo qofka web designka ah iyo sida oo kale macmiisha iyo teamka uu la shaqaynaya.

Waa maxay web development

web development waa habka dhisida iyo ilaalinta website yada iyo web applicationka . Doorkoodu wuxu ku lug lee yahay shaqooyinla badan oo farsamo ah , oo ay ku jiraan adeesiga. Code adag iyo programming language horumarsan iyo weliba contect managament system sida wordpresska.

Waxa jiraa qaybo kala duwaan oo ay lee yihiin web developerska mid kasta waxa lagu qiimeeya ama waxa ay ku kala duwan yihiin shaqooyinka ay kala qabtaan mid kastaa shaqo gooniya buu qabtaa.

1.frond end developer

2.Back end developer

3.Ful stack developer

Front-End Developer

wuxu diirada saara user interface iyo user experience .wuxu ku shaqeeya sida html,css, javascript si uu u abuuro website soo jiidasho leh sidoo kale content managment system sida wordpresska . Sidoo kale wuxu ka masuul yahay inuu website kuu u ku shaqaynayo devices kala duwan sida desktop tablet iyo mobile kaba 

Back-End developer

Waxay maamulaan server website ka ama web application  ama behind the scenes ka . Waxayna ku shaqeeyaan luuqadaha server sida ka ah sida phd python , ruby , sql iyo weliba database si ay u maamilan habaynta xogta kaydinta soo celintaba. 

Ful Stack Developer

wuxu lee yahay xirfadaha labadoodaba oo ah front-end iyo back-end developer .waxay ka shawayn karaan dhamaan wax kasta oo looga baahan yahay website laga bilaabo user interface ilaa maamulida database ka .

Xerfadaha web developerka looga bahan yahay. 

1.Html and css waa inuu aad u yaqaana si ay ugu fududato inuu qaabeeyo sidii kalena naqshadeeyi websiye

2.Javascript waa inuu yaqana luuqada javascript 

3.Database management qaabka loo maamulo database ka 

4.Testing and debugging waa si wacan u yaqaana hagaajinta iyo cilada saarida websiteka ama applicationka 

5.Search engine optimization waa inuu qof khibrad leh yahay qaabka websiteku ubgelayo maakiinadaha waxa laga baado sida google iwm .

Fartiqaga u dhexeeya web designer and web developer 

1.Web designers ku wuxu diirada saara qaabka uu u ekaanayo website ku 

2. Web developer  kuna waxay diirada saaran qaabkay u horumarin lahayeen una samayn lahaayeen website ka. 

3.web designer ku waxay xioga saaran user interface iyi usee experience oo. Ah qaabka isticmaaluhu ula fal galayo website ka 

4.web developers ka waxa looga bahan yahay aqoon badan oo ku saabsan code ka waxan waajib. Ku aha inuu yaqaano luuqado farabadan oo hadan adag si uu u dhiso websiteka ama applicationka uu doonayo.  Waxa jira qaybi kala duwaan oo web developers aha sida frony end developer , back end developer iyo full stack deveper. Halka web designerkuna uu u kala qaybsamo user interface iyi user experience 

5.web designer ka waxa laga rabaa inuu yaqaano qalabada kala figma , stketch ,photoshop oyo illustrator halka web developerka laga rabo inay aad u yaqaanan luuqadaha programming languages ka sida html and css ,php ,puthon , react iyo dayabase severs ka sida sql oyo madodba sidoo kalena ay yaqaanan ku dhisida cms  sida wordpresska .

Post a Comment

0 Comments