Waa maxay computer networking ?
Computer networking waa kooxo computero ah kuwaaso adeegsada nimaadyo is gaadhsineed oo ku saabsan isku xidhnaanta digitaliska u jeedaduna tahay wadaagista ilo xogeedyo.
Network waa shabakad ururisa qalabka serveryada iyi nidaamyada isgaarsiinta ee isku xiean si ay i wadaagaan xog iyo adeegyada network. Networks waxaa loo isticmaala in lagu xiro computerada taleefaanada.
Typeska ama qaybaha loo kala qaybiyo network
1.Local Area Networka (LAN) qaa shabakada ku xiran aag yar sida xafiis ama guriga tusaale ahaan shabakadda wifiga ee guryaha lagu xidho .
LAN waa alaado isku wada xidhan taaso kuu surto galinayasa wadaagista ila xoreedyo lanka waxan ku tilaami karnaa ama laga heli karaa dhismooyinka , xafiisyada ama gurigaaga . Hadaba lanku wuxu noqon karaa mid yar ama mid weyn oo ka bilowma hal isticmaale ilaa iyo shabakaad aad u weyn.
LAN ku wuxu noqon karaa labo mid uun Wired and wireless.hadi wayarkaagu noqdo wired waxa la isticmaali doona fiilooyin copper cable or fiber optic cable si la isku xidho computers ka .
Halka wireless ka la isticmaali doono aalado kale kuwaaso u suurto galinayaa computerskaaga inay ku xidhmaan network ayagoo isticmaalaynin waxa fiilo ah.
2.Wide Area Network (WAN) waxa loo isticmaalo aalado aan meel wada oolin tusaale WAN wuxu kuu suurta galinayaa inaad ku xidho degmooyin , magaalooyin ama waxa ka baxsan xuduka wadankaaga. Hadaba waan waxan u kala qaadayna labo qaybood.Wired ama wireless. Hadaba dunida oo dhan waxay isku xidhan tahay WAN khaasatan anagoo isticmaalayna fiilo . Fiilada aaan isticmaali dono magaceeda waxa la dhaha fibee optic ama optical fiber . Fiiladan waxa si khaaso loogu dhisaan gareeyey in la isku xidho aduunko oo dhan ayadoo la soo marsiinayo badda .
Fiberka waxan u kala qaadi doono labo qaybood oo waayen
1.single mode fiilada fiberka markay noqoto single mode waxay awood u lee dahay inay fogaan dheer xogtaad gaadhsiin karto ayadoo isticmaalaysa light khasatan licer light
2.multi mode halka multi modekana fogaar yar ay waxa ku gudbin kartoo iyadoo isticaamalysa licenser lidlight
3.Metropolitan Area Network (Man). Shabakada dhexda u ah Lan iyo Wan oo ku xiran aag weyn sida magaaloyinka tusaale shabakada isku xirta jaamacadaha ku yaal hal magaalo
4.Personal Area Network (pan) shabakada yar oo u dhexeysa sida taleefananasa casriga ah iyo laptoyada tusaale bluetooth ka u dhexeeya taleefaankaga .
Sidee buu u shaqeeya network
Si uu network u shaqeeyo wuxu u baahan yahay saddex qaybood oo muhiim ah
1.End device : waa aalado kuu suurta galinaya in xog lagu soo marsiiyo ama aad marsiiso adigoo isticmaalay network tusaale end device wuxu noqon karaa mobilkaaga , computerkaaga, Tvgaaga Iwm
2.Media cables : waa marin is gaadhsineed taas oo kuu suurta galinaysa inad isku xirto computeradad
3.Inter mediary waa isku xidhkaa aalado aan meel wada yaalin tusaale waxa ka mid ah swichka, routerska iyo wixi la midka ah
maxay tahay muhiimada uu lee yahay Network
Network wuxu muhiim u lee yahay nolosheena oo dhan balse waxan idinka sheegi doona saddex qodob oo muhiim ah
1.in aad xili laala iyo xiligaad u baahato aad heli karto qofka aad u baahan tahay adigoo ku wacay maqal ama muuqaal .
2.qodobka laabaad ee ugu muhiimsan waxay tahay ina xogtaad amnigeeda sugaan tahay gacantadan ku haystid
3.Network muhiimada ugu weeyn ee uu noo dhaliyeye nolol malmeenkeena waxabugu weyn ee uu ku soo kordhiyeye waxay tahay in qarash badan yaraado hadii aan qof u baahano inaan lug ku raadino ama baabuur u qaadano lkn maanta qarash laan waxa kasta waxa fudaydiyeye network si yar oo sahlaan ayaad cid walba kula xidhidhi kartaa qof laale iyo qofkaad u baahan tahay
Qalabka shabakadda
1.Router qalab isku xira shabakadaha kala duwaan sida lan iyo wan iyo inuu maamulo xogta u dhexeysa
2.Switch qalab loo isticmaalo in lagu xidho qalabyo badan oo ku jira shabakada lan
3.Hub waa qalab fudud oo isku xira qalabyo badan laakin aan si fiivaan u maamulin xogta
4.Modem waa qalab u oggolanaya in computerkaaga uu ku xirmo internet ka
faaiidooyinka network uu lee yahay
1.isgaarsiinta waxay fududaysaa isgaarsiin u dhexaysa dadka iyo qalabka
2.wadaagista kheyraadka waa qalabka feylaasha iyo adeegyada ayaa su fudud loo wadaagi karaa
3.Badbaadda xoogta shabakaadaha waxay oggolaanayaan in xogto la kaydiyo oo la ilaalin karo
4.maareynta xogta shabakado badan ayaa kaa caawiya in la maareeyo xogta iyo kheyraadka si hufan
shabakadaha waa qayb muhiim ah oo ka mid ah teknolojiyada maanta waxa furudeynaya isgaarsiinta wadaagista xogta iyi helitaanka adeegyada iyado oo shabakadaha ay yihiin kuwo baaxad leh waxay ka dhigan yihiin in bulshada iyo ganacsiyada ay si hufanan .
Sidee loo hagaajiya problemka ku yimaada network
1.Hubi xidhidhka
2.Dib u bilaabid
3.Hubi muraayadda
4.Hubi qalabka
5.Dib u dhis shabakadda
6.Dhibaatada xirmooyinka bandwidth
7.Security
8.La xiriir taageerada
Hagaajinta dhibaatooyinka shabakadaha waxay u baahan tahay in la raaco tillaabooyinka habboon oo la baaro sababaha dhibaatooyinka . iyada oo la raacayo talooyinkan .
waa inaad waxbadan ka ogaataa networking waa isku xidhka connection of social media

0 Comments