Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

WHAT IS THE GRAPHIC DESIGN ?



 Waa maxay graphic design 

Graphic design waa farshaxan ay ku xiran tahay isgaadhsiinta, hal abuurka iyo fikradaha muuqaalka ah . Qofka ka shaqeeya graphic design ka waxaa loo yaqaana graphic desinger, oo ka shaqeeya abuurista naqshado muuqaal ah oo loogu talagalay in lagu gudbiyo macluumadka , fikradaha. 

Graphic designerku waa qofka naqshadeeya boodhadhka, loogoyinka , sameeya ama nashqadeeya websitayda waxa yaabo badan oo nashqadayn u bahan waa qofka sameeya 

Halkaan waxan ku eegayna doorka graphic desingerka xirfadaha lagama marmaanka u aha iyo saameynta uu ku lee yahay bulshada iyo aduunkaba .

Todobo qodob oo kaa cawinaya graphic designer inaad noqoto 

1.waa inaad la timaada rabitaan , hiigsi ama hami hadii aad rabto inaad noqoto graphic desinger waa. Inay kaa go aantahay inaaf noqoto graphic desinger waxa uu hiigsigaygu yahay inaan noqdo graphic desinger 

2.waa inaad la timaada hal-abuur naqshadayntu waa waxa u baahan inaad lee dahaya hal abuur aad u muhiim aha si aad u soo saarto waxa badan oo qurux badan . 

3.waxad u baahan tahay agab agabkaaso iskugu jiraa mid software iyo hardware ah mid tangibal iyo untangibol ah kuwaaso kala ah waxad u baahan tahay computer ama laabtoop markaa waa inaad haystaa agab aad ku samayso graphic desinger oo ah kuwo la taaban karoo sido kale waxad u baahan tahay software kaaso kaa caawinaya barnaamijyadii aad waxa ku edit. Garan lahayad inaad hesho . Waxa yaabaha ugu badan ee la isticaamaalo waxabu badan adobe photoshop. 

4.waxad u baahan tahay baaris waa inaad wax badan baadha si aad waxa badan oo qurux badan u samayso .

5.waa inaad billed a inta yar ee aad taqaano waa inaad ku  bilowdaa hadii aad photoshop taqaano waa inaad ku bilowdaa waan inaad maalin walba pratical samaysaa 

6.waa inaad ku. Celi celisaa oo marmar badan samaysaa si aad waxa badan oo qurux badan u samayso waan muhiim taasi 

7.waa inaad ku dhex jirto aaladan wana muhiim inaad ku dhex jirto aaladan oo aad markasta la socotaa updateka. 

Xirfadaha laga marmaan ka aha  

1.Fahamka midabada : nashqadeeyaha waa inuu si fiicaan u fahmaa midabada iyo sida ay u sameeyaan dareenka 

2.Fahamka farsamada : waa in uu lee yahay aqoon ku filan oo ku saabsan daabacadda iyo qaabeynta dhijitaalka 

3.xirfadaha naqshaydanta. Waa inuu yaqaana nashqadaha sida adobe photoshop , Illustrator iyo in design .

Qaybaha Graphic Design 

1.NaqshadeyntavDaabacadda tani waxay ka mid tahay naqshaydanta buugagta , joornaalada iyo wargeysyada naqshadeeyaha daabacaada wuxu ka shaqeeyaa abuurista qaabeynta bogagga doorashada midabada , iyo xulashada fontska.

2.Naqshadaynta dhijitaalka aha  waxa ka mid ah naqshadaynta mareegaha barnaamijyada mobile ka iyo xayasiisyada onlinka aha  naqshadeeyaha dhijitaalka aha wuxu ka shaqeeyaa abuurista isticmaalka wanagsan ee khibradaha kala duwaan ee uu lee yahay .

3.Naqshadaynta astaanta tani waxay ka mid tahay abuurista astaamo iuo summadaha shirkadaha . Astaanta waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee suuqgeynta 

4.Naqshadeynta xayeysiinta naqshadeeyayaasha xayeysiinya waxay abuuraan xayeysiisyadabtvga warbaahinta bulshada iyo daabacadda waxay u baahan yihiin inay si fiicaan u fahmaan suuqgeynta iyo dhagaystayaasha .

5.Naqshadaynta muuqalka kani waa qayb ka mid ah naqshadaynta oo diirada saaraysa sawirada farshaxanka iyo muuqaalada kale naqshadeeyayasha muuqaalka waxay abuuraan walxo muuqaal ah oo loogu talagalay filimada ciyaaraha iyo bandhogyada .

Graphic designers ka waxay door muhiim leh ka qaataan bulshada . Waxay abuuraan naqshado xayeysiis leh oo soo jiidasho u leh bulshada waxay ka caawiyaan shirkadaha inay si wacan u gaaran macmiishooda naqshadaynta wanagsan waxay ka dhigan tahayn in macluumaadka si sahlaan loo fahmi karo taas oo ka dhigan in dadka ay si sahlaan u xasuustaan.

Graphic design waa xirfad muhiim aha  oo ku lug leh hal-abuurka iyo isgaadhsiinta.  Naqshadeeyashu waxay abuuraan naqshado cajiib aha oo ay bulshadu u baahan tahay. Graphic design waa xirfad aan laga maar maan ahayn marn. Graphic design  ka waxay kaa caawiyaan naqshadeeyayaasha inay gaaran guulo waa weyn waxayna door muhiim ah ka ciyaaraan abuurista muuqalka dunida maanta. 

Mustaqbalka graphic design ka waxaabla filayaabin hal abuurka iyo tikhnoolajiyada ay sii wadi doonaan inay saameyn ku yeeshan.  Naqshadeeyayaasha waa inay la socdaan isbeddelada cusub ee tikhnologyda iyo baahiyaha macaamiisha sida oo kale waxa muhiim ah in sii wadoo barashada iyo horumarinta xirfadaha si loo xoojiyo taryanka suuqa 

graphic designku waa waxa yaalaha ugu muhiimsan wakhtigan la joogo caalamka. 

Waa kuwee software ugu caansan graphic design

1.Adobe photoshop 

2.Adobe illustrator 

3.Adobe in design 

4.CoreIdrow

5.Canva

6.Affinity design

7.Stetch

8.figma 

9.GIMP

Dhamaan softwaradan waxay kaa caawinaya inaad samayso naqshado badan oo kala duwaan .

Post a Comment

0 Comments